Muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarax maanta ka dhacay Muqdisho oo lasoo bandhigay

Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ninkii ka dambeeyay qarax gaari hoosta looga xiray oo maanta duhurkii ka dhacay Isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho. Ninkan lasoo bandhigay oo magaciisa ku sheegay Xudeyfa Daa’uud Yuusuf ayaa qirtay in uu katirsan yahay Ururka Al Shabaab gaar ahaan kooxda qaabilsan in qaraxyada gaadiidka hoosta … Continue reading Muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarax maanta ka dhacay Muqdisho oo lasoo bandhigay